R/W Kheyre oo kormeer shaqo ku tegay xarunta Gobolka Banaadir (Daawo Sawirada)

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta maamulka Gobalka Banaadir, wuxuuna kulan la qaatay mas’uuliyiinta maamulka gobalka oo uu hoggaaminayo Duqa magaalada Muqdisho. Kullanka oo uu shir guddoomiyey Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa looga hadlay hirgelinta qorshaha horumarinta caasimadda Muqdisho, sugida amniga iyo dardar gelinta adeegyada bulshada ee … Continue reading R/W Kheyre oo kormeer shaqo ku tegay xarunta Gobolka Banaadir (Daawo Sawirada)